Xirsi Yuusuf Barre oo si cad uga soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saarey wareegto uu ku sheegay inuu xilalkii ka qaadey mas’uuliyiinta Maamulka degmada Gaalkacyo, isla markaana uu kala direy Golaha degaanka degmadaas. Balse qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Magaalada Gaalkacyo ayaa kasoo horjeestay talaabada uu qaaday Xaaf iyagoo ku sifeeyey mid sharci daro ah. Duqa … Continue reading Xirsi Yuusuf Barre oo si cad uga soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey